Skip to content

Foomka Codsiga Qofka La siinaayo La-talinta AMP

Waxaad ku mahadsan tahay inaad xiiseyso Barnaamijka La-talinta Cudurka Autismka (AMP). Fadlan booqo booggeena Uqalmida si aad u eegto shuruudaha looga baahan yahay qofka codsanaayo la-talinta inuu kasoo baxo.

Waan ku faraxsanahay inaad xiiseyneyso inaad hesho la-talin! Waxaan dooneynaa inaan helno xog badan oo kugu saabsan. Tani waa tallaabada koowaad ee ay tahay in la sameeyo waxayna qaadataa qiyaas ahaan muddo 10 daqiiqo ah in la dhameystiro.

Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo buuxinta foomkaan, fadlan la xariir Iskuduwaha Barnaamijka AMP, Jenny Austin kalana xariir jenny.austin@autismmentorshipprogram.org.

Kadib marka aad soo gudbiso codsigaaga, kooxda AMP ayaa eegi doono inaad u qalanto waxayna kuula soo xariiri doonaan sida ugu dhaqsaha badan. Waad ku mahadsan tahay inaad codsato!